PLAY PODCASTS
BUUNDO

BUUNDO

With Mohamed Omer

Mohamed Omer

6 episodesSO

Show overview

BUUNDO has published 6 episodes during 2023. That works out to roughly 4 hours of audio in total. Releases follow a weekly cadence.

Episodes typically run thirty-five to sixty minutes — most land between 29 min and 54 min — though episode length varies meaningfully from one episode to the next. It is catalogued as a SO-language Education show.

The catalogue appears to be on hiatus or wound down — the most recent episode landed 2.7 years ago, with no new episodes in over a year. Published by Mohamed Omer.

Episodes
6
Started
2023
Median length
45 min
Cadence
Weekly

From the publisher

BUUNDO waa madal kulmisa dadka ka lib keenay hammigoodu iyo dadka barbilawga taagan. Waxaanan bulshada kula wadaagaan xikmad, qisooyinka yididiilo leh, aqoon, wacyi iyo tabo u shaqeeyay dadka aan ku kula sheekaysanno madashan. Ujeedadu waa in aan abuurno horseed lagu dayan karo.

Latest Episodes

S1 Ep 6Episode 6: Xalqad Gaar ah | Karti & Kalsooni | Mohamed Omer

Xalqaddan Maxamed, wuxuu innagula wadaagayaa tabo iyo talooyin wax weyn ka tari kara ka lib keenidda hayaanka nolosheena. Marka aad ka bogato, Kusoo biir Channel-keenna, lanasii wadaag saaxiibbadaa.

Sep 20, 202317 min

S1 Ep 5Episode 5: Xalqadda 4aad | Abdirahman Kahin | Founder, Afro Delli

Season 1, Xalqadda 4aad. Cabdirahman Kahin, Aasaasaha Afro Deli. Cabdiraxmaan waa ganacsade, Abaabule bulsho iyo samafale aad looga dhex yaqaan bulshada soomaalida ee Maraykanka. Sannadkan wuxuu ku guulaystay abaalmarinta ganacsiyada yaryar ee dalka Maraykanka. (US Small Business Personal Of The Year). Halkan ka bogo safarkiisa curineed, Caqabadaha uu la kumlay, hiigsigiisa iyo waxyaabo kale. Marka aad ka bogato, Kusoo biir Channel-keenna, lanasii wadaag saaxiibbadaa.

Sep 16, 202356 min

S1 Ep 4Episode 4: Xalqadda 5aad | Naima Mohamoud | Co-founder, ENZA HOMES - Somalia

Waxaan kula sheekaysanaynaa Naima Mohamud, Aasaasaha Enza Homes - Somalia. Naciima waxa aan kala sheekaysanayaa safarkooda ganacsi ee Enza Homes. Caqabadaha ay la kulmeen, fursadaha ay arkayeen, hiigsigooda iyo waxyaabo kale. Marka ka bogato, kusoo biir Channel-keenna, lana sii wadaag saaxiibbadaa.

Sep 14, 202326 min

S1 Ep 3Episode 3: Xalqadda 3aad | Najiib Abdullahi | Co-founder, Beydan

Waxaan kula sheekaysanaynaa Najiib Abdullah, Aasaasaha Beydan Coffee. Najiib waxa aan kala sheekaysanayaa safarkooda curineed ee Beydan. Caqabadaha ay la kulmeen, fursadaha ay arkayeen, hiigsigooda iyo waxyaabo kale.

Aug 19, 202353 min

S1 Ep 2Episode 2: Xalqadda 2aad | Cabdalla Sh. Axmednuur | CFO Hormuud

Xalqadan waxaan kula sheekaysanaynaa Cabdalla Sh. Axmednuur, Madaxa Maaliyadda ee Hormuud. Cabdalle marka hore waxa uu xalqaddan innagula wadaagayaa macluumaad muhiim ah oo ku saabsan suuqa shaqada. Intaas kedib waxa aan kala sheekaysanayaa suuqa shaqada ee Soomaaliya, fursadaha ka jira, caqabada ku horgudban dhallinyarada shaqo raadiska ah, waxyaabaha ay shirkahada waaweyn sida Hormuud ay uga baahanyihiin dadka shaqo-doonka ah iyo waxyaabo kale. Dhagaysi wanaagan!

Aug 8, 202353 min

S1 Ep 1Episode 1: Xalqadda 1aad | Abdihakim Mohamed | CEO, Hadiid Industries

Xalqadan waxaan kula sheekaysanayaa Cabdixakiim Maxamed, Aasaasaha Shirkadaha Xadiid. Safarka curineed ee Cabdixakiim waxaa ku jira casharo wax laga baran karo, yididiilo iyo xujooyin badhitaari kara qof kastę oo raba in uu curiyo hal-abuur guulaysta. Halkan kaga bogo qisada Cabdixakiim iyo sida uu u dhisay shirkad nooceedu innagu cusub yahay isla markaana uga dhigay ganacsi guulaystay oo saamayn wanaagsan ku yeeshay suuqa dhismaha ee Soomaaliya. Marka aad ka bogato, Kusoo biir Channel-keenna, lanasii wadaag saaxiibbadaa. dhagaysi wanaagsan!

Aug 6, 202336 min
Copyright 2025 Mohamed Omer