PLAY PODCASTS
Episode 2: Xalqadda 2aad | Cabdalla Sh. Axmednuur | CFO Hormuud
Season 1 · Episode 2

Episode 2: Xalqadda 2aad | Cabdalla Sh. Axmednuur | CFO Hormuud

Xalqadan waxaan kula sheekaysanaynaa Cabdalla Sh. Axmednuur, Madaxa Maaliyadda ee Hormuud. Cabdal...

BUUNDO · Mohamed Omer

August 8, 202353m 3s

Audio is streamed directly from the publisher (mohamedinspirespodcast.podomatic.com) as published in their RSS feed. Play Podcasts does not host this file. Rights-holders can request removal through the copyright & takedown page.

Show Notes

Xalqadan waxaan kula sheekaysanaynaa Cabdalla Sh. Axmednuur, Madaxa Maaliyadda ee Hormuud. Cabdalle marka hore waxa uu xalqaddan innagula wadaagayaa macluumaad muhiim ah oo ku saabsan suuqa shaqada. Intaas kedib waxa aan kala sheekaysanayaa suuqa shaqada ee Soomaaliya, fursadaha ka jira, caqabada ku horgudban dhallinyarada shaqo raadiska ah, waxyaabaha ay shirkahada waaweyn sida Hormuud ay uga baahanyihiin dadka shaqo-doonka ah iyo waxyaabo kale.  Dhagaysi wanaagan!