
Season 1 · Episode 5
Episode 5: Xalqadda 4aad | Abdirahman Kahin | Founder, Afro Delli
Season 1,  Xalqadda 4aad.Cabdirahman Kahin, Aasaasaha Afro Deli. Cabdiraxmaan waa ganacsade,...
BUUNDO · Mohamed Omer
September 16, 202356m 22s
Audio is streamed directly from the publisher (mohamedinspirespodcast.podomatic.com) as published in their RSS feed. Play Podcasts does not host this file. Rights-holders can request removal through the copyright & takedown page.
Show Notes
Season 1, Xalqadda 4aad.
Cabdirahman Kahin, Aasaasaha Afro Deli. Cabdiraxmaan waa ganacsade, Abaabule bulsho iyo samafale aad looga dhex yaqaan bulshada soomaalida ee Maraykanka. Sannadkan wuxuu ku guulaystay abaalmarinta ganacsiyada yaryar ee dalka Maraykanka. (US Small Business Personal Of The Year). Halkan ka bogo safarkiisa curineed, Caqabadaha uu la kumlay, hiigsigiisa iyo waxyaabo kale.
Marka aad ka bogato, Kusoo biir Channel-keenna, lanasii wadaag saaxiibbadaa.