
Audio is streamed directly from the publisher (mcdn.podbean.com) as published in their RSS feed. Play Podcasts does not host this file. Rights-holders can request removal through the copyright & takedown page.
Show Notes
Sidee ayaad kalsoonidaada kor ugu qaadi kartaa…………..
Ma waxaad tahay qof isku kalsoon mise mid isla wayn oo awoodiisa maskax ahaaneed iyo qofnimaba buunbuuniya.
Kalsoonidu waxay kordhisaa jaaniska guusha nololeed halka ay isla waynaantu tahay mid horseeda burburka iyo guuldarada.