PLAY PODCASTS
SHAME- 3NOOC dhaqanka Ceebtu noloshaada u qaabeeyo.
Episode 49

SHAME- 3NOOC dhaqanka Ceebtu noloshaada u qaabeeyo.

Somali Motivation podcast

October 5, 202521m 19s

Audio is streamed directly from the publisher (mcdn.podbean.com) as published in their RSS feed. Play Podcasts does not host this file. Rights-holders can request removal through the copyright & takedown page.

Show Notes

Dhaqanka soomaliga ayaa aad u isticmaalaha kuna salaysan kalmada waa ceeb, dadku maxay odhan, sidee lagu arki, hana ceebayn, ha is ceebayn hadaba sidee ayay qofka noloshiisa u qaabaysaa arintani ilaa caruurnimo ilaa qaan gaadhnimo iyo nolosha danbeba. waa mowduuca maanta dhagayso fadlan rayigaaga na igula wadaag comments ka.
mahadsanid. 
Istahil