
Audio is streamed directly from the publisher (mcdn.podbean.com) as published in their RSS feed. Play Podcasts does not host this file. Rights-holders can request removal through the copyright & takedown page.
Show Notes
MA OGTAHAY IN AY GUULDARADU TIMAADO KALIYA MARKA AAD JOOJISO ISKU DA'AYGA.
halkan maanta waxaan si kooban ugaga hadalaynaa sababaha keena in aan guul daraysano guud ahaan oo aan ku soo koobay 8 qodob. ku soo dhawaada barnaamijkeena dhiirigalin iyo somali motivation podcast, waxaana idinla socodsiiya usbuuckasta aniga oo Istahil Aideed.